Bulshada Dhoobley oo ka hadlay sida lagu horumarin karo nabada Degmada.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ka shaqeynta Nabada Horumarinteeda ayaa ah Masuuliyad wadareed ka dhaxeysa Dhammaan bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Nabadda iyo amaanka ayaa aasaas lama huraan iyo shardi u ah ah Horumarka, koboca iyo ilbaxnimada oo dhan.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay waxayabaha lagu hormarin karo nabada.

Naxwo Axmed Kadiye.  ayaa faah faahineysa