Bulshada Dhoobley oo ka hadlay nabada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin.

0
74

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman. Waxaa sidookale Nabada lagu tilmaama inay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado, waxase ay ka sii necebyihiin Nabad la’aan ama colaad waana tan loogu nacaybka badan yahay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa