Bulshada Dhoobley oo ka hadlay Horumarada ay soo kordhin karto dhismaha wadada dhaxmarta Degmada

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Dhawaan laga daah furay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose Dhismaha wadado laami ah islamarkaana dhaxmarta badhtamaha Magaalada ayaa Bulshada ku nool Degmada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaan wax kaweydiinay Horumarada ay soo kordhin karto Dhismaha Wadadan waxayna ay Sheegeen in ay rajeynaynaa in ay wax badan soo kordhin karto Horumarada ganacsi ka jira Degmada islamar ahaantana u fududaan doono Isku socodka Dadka iyo Gadiidka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya