Bulshada Dhoobley oo ka hadlay doorkooda ilaalinta nabadda Deegaanka.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman. Waxaa sidookale Nabada lagu tilmaama inay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kwawarbixiyay Doorka bulshada deegaanka ay ku leeyihiin ka hortaga colaadaha iyo ilaalinta nabada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa