Bulshada Dhoobley oo ka hadlay baahida ay u qabaan xarumo caafimaad oo daawo bilaash ah ay ka helaan.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caafimaadka ayaa waxaa uu kamid yahay waxyaabaha asaasiga u ay nolosha bini’aadamka waxaana lagama maarmaan ah in bulsho kasto ay hesho adeeg caafimaad oo bilaash ah madaama bulshada soomaaliyeed ay u badanyihiin kuwa dan yar ah.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ka hadlay baahida ay u qabaan xarumo caafimaad oo daawo bilaash ah ay ka helaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya