Bulshada Dhoobley oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay Horumarinta Nabadda.

0
130

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman. Waxaa sidookale Nabada lagu tilmaama inay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa