Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabada oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni Magaalada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Nabada ayaa ah mid Micne weyn ugu fadhida guud ahaan Adanaha taasi oo u Qofna uuna Daganaasho dareemin karin nabad la’aanteed.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa