Bulshada Dhoobley oo kawarbixiyay adeegyada caafimaad ee ka helaan xarumaha Hooyada iyo Dhalaanka

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha Hooyada iyo Dhalaanka ee ku yaala xaafadaha Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah xaruumo caafimaad oo si bilaasha ah bulshada ugu Haqabtira adeegyada caafimaadka oo ay u baahan yihiin.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Adeegyada Caafimaad ee ay ka helaan Xaruumaha Mch-yada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya