Bulshada Dhoobley oo bogaadiyay adeegyada caafimaad ay ka helaan mch-yada Degmada.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mch-yada ku yaala xaafadaha Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa xaruumo caafimaad oo si bilaasha ah bulshada ugu xaqabtira adeegyada caafimaadka oo ay u baahan yihiin.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Adeegyada Caafimaad ee ay ka helaan Xaruumaha Mch-yada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya