Bulshada Degmada Xudur Oo Loo tababarayo Xalinta khilaafaadka.

0
188

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xudur xarunta gobolka Bakool ayaa laga daah- furay tababar ku saabsan habraaca hawl-gelinta nidaamka habka dadban ee xalinta khilaafaadka oo loo qabatay bulshada degmada Xudur.

Tababarkan ayaa ku saabsan wada hadalka aan xanafta lahayn si loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa