Bulshada Degmada Wanlaweyn Oo soo dhaweeyey Dhismaha Isbitaalka

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhsimaha Isbitaalka Guud ee Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ay in Mudo ah ka socotey ayaa hada marayaa meel Wanaagsan, taasi oo ay muhiimad gaar ah u leh Bulshada Degmada Wanlaweyn iyo Deegaanada Hoos yimada.

Qeybaha kala duwn ee Bulshada Degmada ayaa si aad ah u soo dhaweeyey hirgelinta Isbitaalka guud ee Degmada Maadama ay horey uga jirin Degmada Xarun Caafimaad.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa