Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Bulshada ku dhaqan degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose oo Radio Sanguuni lahadlay ayaa haweenka isticmaala baraha bulshada kula taliyay ilaalinta dhaqanka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegaysa