Bulshada Degmada Luuq ee gobolka Gedo oo wajahaya xaalad adag.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Luuq ee Gobalka Gedo ayaa waxaa kataagan xaalad aad udaran walow uu Wabiga Jubba uu ee hareereeya Degmada Luuq uu ku soo fatahay gudaha Magaalada, lagana cabsi qabo in ay burburaan dhamaan dhismayaasha Degmada Luuq ee Gobalka Gedo Walow Buunadada Luuq ay sare kamareen biyaha Wabiga Jubba waa kuwan qaar kamid ah dhalinyarada Degmada Luuq oo kawarbixiyay xalada kajirta Degmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya