Bulshada Degmada Kismaayo Oo Loogu baaqey Dhireynta Deegaanka.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada kismaayo ayaa wada dadaalo lagu doonayo Cagaarinta Degmada iyo Degaanada hoos taga maadama ay Jirto nabaad guur dhanka dhirta ah ayna muhiim tahay ilaalinta Dhirta Deegaanka.

Gudomiyaha Magaalada Kismaayo ayaa bulshada ku nool Magaaladaasi ugu baaqay cagaarinta Degmada iyo Deegaanada hoos taga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya