Bulshada Degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo farriin nabadeed diray.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xubnaha guddiga u xilsaaran ka shaqaynta nabadda galbeedka gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay waday kashaqaynta howshaas ayaa gaaray degmada Galdogob ee gobolkaas, halkaas oo ay siwayn ugu soo dhoweeyeen bulshada Galdogob.

Guddigu waxaa ay reer Galdogob la wadaageen farriinta nabadda ee ay wadaan bulshada ku nool degmadaas ayaa soo dhoweeyay sheegayna inay nabadda diyaar u yihiin.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa