Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daladda Haweenka Nabadeeynta Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa door wanagsan kaqata xalinta khilaafadka ka dhax dhaca bulshada dhaxeeda iyaago mararka qaar howla nabadeed uu aad Deeganada Hoos yimaada Magaalada Dhoobley.
Qaar kamid ah Haweenka kumidaysan Dalada nabadeynta Dayax ee Degmada Dhoobley ayaa bulshada ugu baaq in ay kudaadalan nabadda islamarkaana ay ka shaqeeyaan Horumarinteeda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa