Bulshada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay qaadashada wacyigalinada laxaiira caafimaadka.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wacyigalinta arimaha caafimaadka ayaa ah mid kaalin muuqata ka qaadan karta daryeelka iyo fayadhowrka bulshada si looga hortago cudurada sida fudud ku faafi karaa.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay muhiimada ay bulshada u leedahay wacyigalinta la xiriira arimaha caafimaadka.

Maxamed Cali Samow.ayaa Warbixintan ku eegaya