Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii u danbayay Guud ahaan Dalka waxaa ku soo badanayay xaalufka Dhirta oo dhibaato ba’an ku ah Deegaanka taasi oo dadka qaar Ganacsi ahaan u ujaraan Dhirta.
Waxyaabaha ugu badan ee sababa Isbedelka Cimilada Sida Abaaraha, Dadka ayaa loo sababeeya Xaalufinta Dhirta.
Bulshada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ku lagu booriyay inay ilaaliyaan Dhirta Beeraana Dhir badan si Deegaanku u noqdo Mid Qurxoon oo Cagaaran.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya