Bulshada Degmada Dhoobley oo ku baaqay in la xoojiyo Waxbarashada Gabdhaha.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada waa furaha nolosha qofkasta oo waxbaranaya waxa uu ku taamayaa in uu ka guul gaaro yoolkiisa waxbarasho.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ku baaqay in kor loo qaado Waxbarashada Gabdhaha Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa