Bulshada Degmada Cadaado oo loogu baaqay horumarinta adeegyada Bulshada Degamadaas.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faarax Diiriye Warsame guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa bulshada degmadaas waxaa uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan horumarinta magaalada, waxaana uu si gaar ah u xusay in qaybaha bulshadu si gaar ah isaga xil saaraan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga lagu hormarinayo Degmada.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya