Bulshada Degmada Afgooye Oo Loogu baaqey Ilaalinta Nabada.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Ganacsi ee Degmada Afgooye  ayaa waxaa Kormeer Amni Xaqiijin ah Ku tagay Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna Duqa Magalaada oo ay Wehliyaan Kuxigeenadiisa, Taliyaasha Boliiska iyo Nabad-Sugida.

Mahdi Ahmed Hasan Gudoomiye ku xigeenka Amniga Maamulka Degmada Afgooye oo ka hadlay Kormeerka ayaa waxaa Bulshada ugu Baaqey in ya ka shaqeeyaan Nabed galyada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa