Bulshada Deegaanka Wirkooy oo laga wacyigaliyay qatarta cudurka Duumada.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubbaland ayaa kulan wacyigelin ah u qabatay bulshada deegaanka Wirkooy, oo ka tirsan degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka hortagga iyo wacyigelinta cudurka Duumada iyadoo bulshada lagu baraarujiyey muhiimadda nadaafadda deegaanka, isticmaalka shabaqyada kaneecada si looga hortagi kalista Caafimadka darro ee cudurka duumadda.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda ayaa sheegay in wacyigelintani qayb ka tahay dadaallada dowlad goboleedka Jubbaland ay ku yaraynayso saameynta cudurrada dilaaga ah, gaar ahaan Duumada oo si weyn ugu badan deegaannada maamulka jubbaland.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa