Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Deegaanka Tuula Caano ee oo hoos tagta Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa kawarbixiyay baahiyaha ka jira Deegaanka iyagoo sheegay ina codsanayaan in adeegyada aas aasiga ah Deegaanka laga Hirgeliyo.
Masuuliyiintan Deegaankan oo deegaanka kusoo dhoweeyay xubno katirsan Maamulka Degmada Cadaado ayaa sheegay inay maamulka Cadaado ka codsadeen inay u sameeyaan adeegyada muhiimka ah ee ay u baahanyihiin.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa