Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degaanka Shalaanbood ee Degmada Marka waxaa ka jirta biyo la’aan xoogan ceelashii Deegaanka waxaa duugay bacaad waxaana taasi sababtay in bulshada degaankan ay qarka u saaran yihiin iney u dhintaan haraadka Deegaanka ka jira.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada marka oo booqday Deegaanka ayaa ka warbixiyay waxa ay ku arkeen dhibaatada heysata bulshada Deegaanka shalaanbood.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa