Bulshada Deegaanka Jeexdin Ee Gobolka Galgaduud oo Codsadey in Loo dhiso Ceel biyoodyo

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo bulshada Deegaanka Jeexdin ee gobolka mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in Deegaanka ka jirto xalaadd adag oo dhanka nolosha ah taas oo ay sababtay biyo la’aan Deegaanka kajirta.

Ceel biyood Dowlad Goboleedka Galmudug, iyo Hay’adaha samafalka ay Deegaanka ka hir galiyeen ayay dadka degaan ku sheegen in uu soo saaray biyo cusbo ah oo dadka iyo duunyada midna isticmaali Karin.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya