Bulshada Deegaanka Goobweyn oo codsaday in loo ballaariyo Isbitaalka Deegaanka.

0
142

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Goobweyn ayaa goob caan ku ah dalxiiska,waxaana ku nool dad isugu jira Beeraleey iyo Xoolo dhaqato, Deegaanka waxaa ku yaalo hal Isbitaal, balse ma ahan mid ku filan baahida Caafimaad ee ka jira deegaanka, maadama ay yimaadaan dadka deegaanada kale uu dhaw.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Deegaanka Goobweyn Nadiifo Maxamed Muuse oo ka warbixisay xaaladda Caafimaad ee Deegaanka ayaa ku baaqday in loo ballaariyo Isbitaalka Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya