Bulshada Deegaanka Dhoobley oo sheegay inay ka feejigan yihiin cudurka Covid-19 oo Dalka dib ugu soo laba kacleeyay.

0
172

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Bulshada Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa sheegay inay ka feejigan yihiin cudurka Covid-19 oo dalka dib ugu soo laba kacleeyay.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya