Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka ku nool Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ugu baaqay bulshada Deegaanka in laga shaqeeyo bilic soo ceelinta iyo kor u qaadista nadaafada Deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warrameysa