Bulshada Deegaanka Ceel-ciid oo codsaday in wax laga qabto baahiyaha ka jira Deegaankaasi.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Ceel ciid oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin biyo la’aan iyo in deegaanka aysan ka jirin xarun caafimaad oo dadka deegaanka ay ka helan adeegyada caafimaadka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya