Bulshada Deegaanka Buula Bartire oo codsaday in la soo gaarsiiyo adeegyo caafimaad.

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Buula Bartire waxa uu kamid yahay Degaanada dib u dejinta loogu sameeyay dad badan oo barakacayaal ah, kuwaas oo saameyn kala kulmay isbedelka cimilada.

Dadka ku nool Degaanka Buula Bartire oo iskugu jira xoolo-dhaqato ay xoolahooda abaartu kalaaysay iyo beeraley ay saameysay fatahaaddii El Nino ayaa waqtigan wajahaya baahi ballaaran oo dhanka caafimaadka ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya