Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Baxdogaabo ee gobolka Mudug oo ka mid ah deegaanada soo koraya Sanadihii la soo dhaafey oo ay ku nool yihiin Dadyow fara badan ayaa waxaa ka soo baxaya Warar sheegaya in ay deegaanko ka ka jirto Baahiyo waa weeyn oo ku aadan kaabiyaasha Bulshada loogu adeego.
Maamulka deegaanka Baxdogaabo ee gobolka Mudug ayaana cabasho xooggan ka muujiyay baahiyaha kala duwan oo ka jira deegaankaas, sida Adeegyada, Waxbarashada, Caafimaadka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa