Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka lagu magacaabo Barkulan oo qiyaastii 10km dhanka Koofur-galbeed kaga beegan Caasimadda Galmudug Dhuusamareeb ayaa xubno katirsan Maamulka Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb oo gaaray deegaanka waxa ay uga warbixiyeen bulshadu baahiyaha nololeed ee Deegaanka kuhaysta.
Bulshada ayaa shegay in abaaraha dalka ka jira ay saamayn ku yeesheen noloshooda sidoo kalena aysan deegaanka ka jirin adeegyada Caafimaadka iyo waxbarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa