Bulshada Deegaanada Jubbaland oo loogu baaqay Maalgashiga Beeraha.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose uu ka furmay shirkwaynaha Bangiga Maalgashiga dhaqaalaha buluuga ah ee Jubbaland ayaa Wasiirka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland Geele Muxumed Aaden waxaa uu ganacsada ugu baaqay inay Maalgashi ku sameeyaan waxyaabaha faa’iidada u leh bulshada Soomaaliyeed.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya