Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ilaalinta keymaha, Dhirta iyo duurjoogta ayaa waxaa ay la fadhabar u tahay Deegaanka waxayna ay ka qeyb qataan yareenta isbadalka Cimilada.
Xaalufinta Dhirta ayaa keentay isbadalka Cimilada waxana hada ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland ay wadaa qorsho lagu hormarinaayo keymaha iyo dhirta.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya