Bulshada Burco oo loogu baaqay in ka qeyb qaataan dayactirka kutubta Qur’aanka kariimka.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Somaaliland ee gobolka Togdheer iyo culumadda gobolka Togdheer ayaa bulshada ku booriyay inay ka qeyb qaatan dayactirka kutubta qur’aanka kariimka.

Gudoomiyaha mu’asasada dayactirka kutubta qur’aanka kariimka ee magaalada Burco Cabdirashiid Aadan Warsame iyo sheikh Ismaaciil oo ka tirsan wasaaradda diinta iyo Owqaafta Somaliland ee gobolka Togdheer ayaa siwada jir ugu waramay muhiimada dayactirka kutubta iyagoo bulshada ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dayactirka kutubta qur’aanka kariimka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya