Bulshada Baydhabo oo soo dhoweeyey Laanta Bangiga dhexe Baydhabo laga Hirgeliyey

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maalmo ka hor magaalada Baydhabo laga xariga jarey bangiga dhaxe ee dowlada soomaliya kaasi oo qeyb ka noqan doona bangiyada ay isticimaali donana bulshada ku nool Magaalada Baydhabo iyo Deegaanada hoos yimaada.

Qaar ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxey ka aragti dhiibteen dib u dayactirka bangiga dhaxe ee Dowlada Soomaaliya oo laga xariga jerey Baydhabo iyogoona ku tilmaamey in ay tahay arin aad u wanagaasan maadaama Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay yeelatey Bangi Dhexe.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa