Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maalmo yar nooga harsan bilshada bishii barakeysaneed ee ramadaanka iyadoona hadaba ay jiraan bulsho badan oo isu diyaarinayaan soo dhaweynta iyo aeegyadii bishaasi lis ticmaali lahaa.
Iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa dadka muxsiniinta ah ama ka shaqeeya arimaha samafalka afurinta dadka danta yar ayaa waxay codsanayaan sidii loo caawin lahaa dadkaasi.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya