Bulshada Baydhabo oo laga Wacyigeliyey ka hortagga Faquuqa.

0
26

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoon isweydaarsigan ayaa inta uu socdo looga hadlayaa dhibaatada ay leedahay in Bulshada qeyb kamid ah la heyb sooco ama la takooro sidii loo joojin lahaa, islamarkaana dadkaas ay u heli lahaayeen Xuquuqdooda wixii Adeeg ah Bulshada si siman u wada gaaraan taasoo Diinteeda Suuban ay qabto in si Cadaalad ah Shacabka loogu adeego.

Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo ayna maal geliyeen Hey’adaha SOSMO oo garab ka heleysa UNICEF.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa