Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan Labada maalin ahaa ayaa looga hadlaayey sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyinka ay Haweenka la kulmaan iyadoona ay ka qeyb galeen dhalinyaro isugu jirta Rag iyo Haween si ay fikarahooda uga dhiibtaan sida loo joojin karo dhibaatooyinka ka dhanka ah Haweenka.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qaban qaabiyey Ururka Bay Women oo u dhaq dhaqaaqa Xuquuqda Haweenka si loo yareeyo xadguduyada ka dhanka ah Haweenka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa