Bulshada Baydhabo Oo Laga Wacyi gelinayo Saameynta dhuxusha ku leedahay Isbedelka Cimilada

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa inta badan Faham wanaagsan ka heysanin waxyaabaha keena Isbedelka Cimilada, waxayna jaraan dhirta qoyan iyagoo siyaaba kala duwan u isticmaalaya qaarkoodna laga maarmi karo.

Si Bulshada loo gaarsiiyo Wacyigelin balaaran ee ku saabsan waxa keena Isbedelka Cimilada ayaa Ururka Arlaadi Invermental and Human Rights, u qaadeen talaaba Arintaas ay Bulshada ku gaarsiinayaan dhibaatada ay leedahay Jarista dhirta,Sida uu sharaxayo Guddoomiyaha Ururka Arlaadi Invermental and Human Rights Cabdacasiis Sheekh Nuurow.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa