Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdullaahi Macalin Maxamed oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Baladweyne ayaa bulshada Magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka Cagaarshoowga .
Cudrkan ayaa ku dhaca beerka waxaana uu badalaa midabka indhaha qofka bukaanka ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya