Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadooyinka isku xira Magaalooyin badan oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa ah kuwa Burbursan kuwaa oo uu burburiyey Roobab dhawaan halkaas ka da’ay, waxaana Burburka wadadaas saameyn ku yeeshey dadka iyo gaadiidkii halkaas isticmaalayay.
Masuuliyiinta Dowladda Hoose ee Degmada Badhan ayaa kormeerey Wadooyinkaas iyo Deegaanada hoos yimaada Booqashada ka dib ayaa waxaa Warbahiinta la hadlay Guddoomiyaha Degmada Badhan Cawiid Cali Xiirey ayaa sheegay Dowalada hoose in ay qaadan doorkooda kaga aadan waxaa ka qabashada wadadaan oo muhiinka u ah Bulshada iyo gadiidka.
Naxwo Axmed kadiye.ayaa fah-faahineysa