Bulshada Baardheere oo Loogu baaqay ka qeyb qaadashada Dhismaha Buundada Magaaladaasi.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga Horumarinta Degmada Baardheeere ee Gobalka Gedo ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen goobtii ay ku taalay buundadii go,day ayaa sheegay in ay diyaariyeen qorshihii lagu dhis lahaa buundada iyo gudigii aruurin lahaa dhaqaalihii lagu dhisi lahaa.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya