Bulshada Baardheere Oo ka tashanaya dhisida Jaamacad ay yeelan lahayd Deegmadaasi.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dagaaladii Sokeeye ee dalka Soomarey ayaa meelaha uu sida weyn u sameeyey kamid ah dhinaca Waxbarashada Degmada Bardheere waxay kamid ah Magaalooyinka ku burbureen Goobaha Waxbarashada,Magaalada Bardheere ayaa lahayn wax jaamacad oo ay dhigtaan Ardeyda dhameysata Dugsiyada Sare taas bedelkeeda ay Jaamacad u soo doontaan Magaalada Muqdisho oo ay Caqabad kala kulmaan.

Gudiga Hormarinta Degmada Baardheere ayaa waxaa qabteen Kulan ay uga tashanayeen sidii Degmada u yeelan lahayd Jaamacad Gudiga ay Bulshada qeybaheeda kala duwan Gancasatada bahda waxbarashada ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan Hirgalinta Jaamacada Baardheere.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahineya