Bulshada Afweyn ee hoos taga Dhuusamareeb oo Wajahaysa Caqabado Waxbarasho.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool deegaanka Afweyn oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb, caasimadda maamulka Galmudug, ayaa codsi u diray dowladda iyo hay’adaha samafalka, iyagoo dalbanaya in la siiyo taageero dhanka waxbarashada. Xasan Maxamed Cabdulaahi