Bukaano ka bogsadey Qalin loogu Sameeyey Isbitaalka Dr Haruun oo ka hadlay xaaladahooda caafimaad.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bukaano kala duwan oo Muqdisho iyo qeybo kamid ah Gobolada dalka u aadi jiray qaliimo iyo daweynta cudurada qaar ayaa hadda gudaha Magaalada Baydhabo ka helay dhamaan adeegyadii caafimaad ay u aadi jireen Gobolada dalka sida ay ku warramayaan qaar kamid ah bukaano ku nool gudaha Magaaladaasi.

Isbitaalka Dr Haruun Isbishaalisti Hosbitaal ee Magaalada Baydhabo oo muddo sanad ah ka hawl galayay Magaaladaasi ayaa inta badan bukaanada adeegyadooda ka dhigay lacag la’aan sida dhalmada iyo qaliinada yaryar.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahineya