Boqolaal qoys oo ku nool Degmada Baardheere ee gobolka gedo oo wajahaya xaalad adag

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal qoys oo ku nool Degmada Baardheere ee gobolka gedo ayaa wajahaya xaalad adag ka dib markii uu ku fatahay wabiga Jubba. Fardowso Axmed Cabdi