Booliska Baladweyne oo sheegay inay wax ka qaban doonaan dhaca loo geysto bulshada.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliye ku xigeenka saldhiga Boliska Magaalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Xidigle Ahmed Cali Bin Cali oo u waramay Warbaahinta ayaa sheegay inay wadaan dadaallo wax looga qabanayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca loo geeysto bulshada magaalada.

Kooxaha tuugada ayaa inta badan bulshada ka dhaca taleefoonnada iyo agabyada kale ee ay watan xiliyadda ay ku sii jeedan guryahooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa