Boliiska Hirshabeelle iyo Shacabka Jowhar oo ka wada hadlay sidii loo xoojin laha Nabadda.

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Jowhar ka socanayay kulanka is dhaxgalka bulshada iyo booliska Degmada oo usoo qaban qaabiyay Maamulka Degmada Jowhar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya