Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tan iyo Markii uu Yaraadey Roobka waxaa sii adkaaneysa Xaalada Biyo La,aan ee ka jirta Deegaano iyo Degmooyin ka tirsan KG iyadoona meelaha qaar Warihii biyaha uga jirey sii Gurayaan taasoo saameyn kala duwan kala kulmaya Dadka iyo Duunyada.
Deegaanka Busley oo Hoosyimaada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jirta Xaalad adag oo dhanka biyaha ah iyadoona Wartii deegaankaas dadku ka dhaansan jireen ay biyaha ka sii yaraaneyso islamarkaana ay hada isbedeleen taasina halis ku tahay Nolosha Bulshada.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya